Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa la gaarsiiyay Deeq isugu jirta Aqab Waxbarsho iyo Caafimaad ,Waxaana iska kaashaday Gudoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool, Wasiirka Wasarada cadaalada Dowlada fedaraalka soomaaliya iyo Kambaniga Albeyr.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir