Dugsiyada Haweenka ay ku bartaan Xirfadaha Gacanta Oo Ku Soo badanaya Magaalada Baydhabo.

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa si aad ah u soo badanaaya haween fara badan oo raba in ay Bartaan ama ay ku biiraan xaruumaha lagu barto farsamooyinka Gacanta sida cilaan saar ,dhar kariska, toliska xarqaanka iyo Qurxinta dumurka sida hagaajinta timaha iyo sameynta wajiga Qeyabhiisa kala duwan kuwaasi oo ay u tahay xirfada shaqo oo ayiga ay Gaar u leeyihiin dumarka.

Magalada Baydhabo waxaa ku yaala xaruumo dhowr ah oo lagu barto Farsamooyinka gacanta kuwasi oo qaata tiro dheela tiran si ay u soo saaraan dad Xirfadooda ay dhameystiran tahay wallow ay jiraan dad aan Fursadaasi helin si ay ugu faa’ideystaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here