Dugsigii ugu horeeyey laga hirgelin doona Degmada boon gobolka salal Oo La dhagax dhigay

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudiga hormarinta gobolka salal oo uu hogaamiyo gudoomiyaha waxbarshada ee gobolka iyo masuliyiin kale ayaa waxey si wada jir ah u dhegax dhigeen dhismaha Dugsigii uga horeeyey oo laga hirgelin doona degaanka qaraar.

Odoyaasha degaanka qaraar degmada boon ee gobolka salal aya waxey ka hadleen baaxida ay u qabaan goobo waxbarasho ayigoo guud ahaan maamulka soomalinad iyo hay’addaha ka shaqeeya dalka ay uga baqeen in laga caawiyo degaanka qarar xaruumo caafimaad iyo goob waxbarasho.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here