Dugsiga Xanaannada Carruurta oo laga dhagax dhigay Degmada Balcad.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa degmada Balcad ee Gobolka shabeellaha dhexe ka dhagax dhigay dugsi cusub oo lagu xanaaneyn doono caruurta ka yar lixda sano.

Dugsigaa ayuu sheegay Wasiirka in Dhismihiisa ay sugayeen mudo Balse had ay bilaawen dhismaha Dugsigaan ayagoo ay gacan ka helayan Hay’ada Save the Children wuxu tilmamay in Guul u tahay carrurta degmada balcada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here