Dugsiga Tababarka Farsamada Gacanta Oo Laga Furay Magaalada Baydhabo

0
264

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada JFS Mudane Egn Abdulaahi Haji Abukar Fiiqow iyo Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee KGS Mudane Mohamed Yusuf Hassan Waliid wasiirku xigeenka wasaraadda waxbarashada Egn Abdifatah Isaack Mohamed iyo masuuliyiin ka soctay world vision ayaa si wadajir ah xariga ugu jarey dugsiga tababarka farsamada gacanta ee Koonfur galbeed

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here