Dugsiga Imaamu Shaafici Degmada Bardaale Oo soo saaray Ardey Xifdisey Qur’aanka Kariimka

0
31

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardeydaan oo Tiradooda Gaareysa Ilaa iyo 16 Ardey Barteyna Xifdinta Qur’aanka Kariimka ee Qowlka Eebe ayaa Waxaa Munaasabad Qalin Jabina ah Looga Qabtey Degmada Berdaale Ee Gobolka baay Ayigoona Wax ku Bartey Machadka Imaamu Shaafica ee Berdaale.

Munaasabada ayaa waxaa ka Soo Qeyb Galey Culmo,Waaladiin Maamulka Iyo Macalamiinta Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here