Dugsiga hoose dhexe deegaanka Laag ee duleedka Boosaaso oo xariga laga jaray

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha degmada Bosaaso Xasan Cabdalla Xasan ayaa xariga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee deegaanka Laag oo Dawladda hoose ee Bosaaso ku sameysay dayactir iyo dib u balaarin, Waxa ka qeyb galay munaasabada xarig jarka mas’uuliyiinta dowlada hoose ee Bosaaso bulshada qeybaheeda kala duwan iyo marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here