Dugsiga Hoose dhaxe Tukaraq degmada Laascaanood Oo dib u dayactir Lagu Bilaabay.

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Farduus Qaran Bila Agaasimaha guud ee Waxbarashada SSC-Khaatumo oo ayaa soo bandhigtay dayactir iyo dhisme lagu sameeyey Dugsiga Hoose dhexe ee Tukaraq oo ahaa mid dunsan bilihii ugu danbeeyey.

Ololaha Iskutashi oo ay gadhwadeen ka tahay ayaa waxaa dhismaha n ka qayb qaatay dadka Deegaanka iyo Shirkadaha Magaalada Laascaanood iyo Tukaraq.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here