Dugsiga Dhexe Horyaal Burco Oo Xariga Laga Jarey

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuulka hoose,Dhexe iyo Sare ee horyaal Maagalada burco oo Qeyb cusub lagu soo kordhiyay waxaa si wadajir ah xariga uga jareen Xubno ka tirsan wasiirada Soomaaliland, waxaana munasabad kooban oo ka dhacday iskuulka lagu soo bandhigay waxyaabaha lagu soo kordhiyay iskuulka gaar ahaan Muhimada dhismahaan cusub oo lagu Xarig jaray Iskuulka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here