Dugsi lagu barto Qur’aanka Kariimka Oo Loo Dhisey Qoysas Danyar ah Oo Ku nool Duleedka Magaalada Xudur.

0
372

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dugsigan cusub ee Qur’aanka Kariimka ah oo ay si isxilqaan ah ku dhiseen dhalinyaro ayaa laga dhisay deegaanka Fajer Feyle oo u dhow degmada Xudur Xarunta Gobolka Bakool, waxaana Deegaankaasi degan dad reer guuraa ah.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here