Dufcadii Ugu Horeysay Ee ka baxda Jaamacada Zamzam Xarunteeda Baydhabo Oo Maanta Shahaado la Gudoonsiiyay.

0
249

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 41 Arday oo Barteen kuliyadaha Cafimaadka,Beeraha iyo Maamuulka Mareeynta ayaa waxay Noqdeen Dufacadii koowaad ka Baxda Jamacad Zamzam University Science and Technology xarunteeda Baydhabo munaasabad Shahaado lagu gadoonsinayey Ardaydaasi waxaa lagu Casumay Wasaarad Waxbarasada,cafimaadka iyo Marti sharaf kale oo ay ka mid yihiin Madaxda Jaamacada oo ka Yimaadeen Turki iyo Muqdisho.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here