Dowladda Soomaliya oo Lagu Wareejiyey Markab sida 25kun oo tan Qamadi ah.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiiro katirsan XFS oo ay wahliyaan masuuliyiin katirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta Dakadda weyn ee Muqdisho kula wareegay Markab sida shixnaddo mucaawino ah taas oo gaaraysa 25,000 oo tan oo Qamadi ah.

Gargaarkaan ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka ElNiño iyo fatahaadaha Wabbiyada Jubba iyo Shabelle ay sameyeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here