Dowladda Soomaaliya oo Turkiga ku Wareejisay 5-Malyan Oo dollarka Mareekanka ah.

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Dowllada Turkiga Waxay ku wareejisay lacag gaareysa ku dhawaad 5 Milyan oo dollar taasi oo dowladda Soomaaliy iyo Shacabkeeda ay ugu tala galeen in ay uga qeyb qaataan gurmadka loo sameynaayo dadka saameynta ay ku yeesheen dhul gariiradii ka dhacay Dalka Turkiga.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here