Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka dirtay gargaar ku wajahan shacabka Laascaanood .

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa Maanta waxa ay Markale Shixnado mucaawino ah u dirtay Shacabka Soomaaliyed ee sameenta ka soo gaartay Colaadaha qaraar ee ka socda Gobolka Sool si gaar ah Magaalada Lascaanood iyo deeganada ku dhaw.

Shixnadan mucaawinada ah ayaa iskugu jirta qeybaha kala duwan ee Raashinka kuwaas oo Markab lagu rarayo iyo Daawooyin oo iyagana diyaarado lagu daabuli doono si Dadkaas loo gaarsiyo,Gargaarkaan hore waxaa dalkeena ugu deeqay dowladdaha aan Saaxiibka nahay ee China iyo Turkiga.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here