Dowladda Soomaaliya Oo Manhajka Waxbarashada geysay Degmada Aadan-yabaal.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa waxaa ay manhajka Waxbarashada dalka Gaarsiisey Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelada Dhexe iyo Barnaamijka Bar Ama Baro ee ay wasaaradu Wado.

Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa Maalmahaanba Wadey in Deegaanada aan wali la gaarsiin Manhajka Waxbarashada iyo Barnaamijka Bar Ama Baro oo wax badan ka Bedelada Waxbarashada Caruurta iyo Dadka Waaweyn uu si fudud ku gaaro

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here