Dowladda Soomaaliya Oo Lagu Wareejiyay Raashiin gargaar ah.

0
20

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday Bakhaarrada keydka SoDMA waxa uu Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya dalkeenna Md. Wang Yu, kala wareegay gargaar raashin ah oo ka badan 1,300 oo tan.

Gargaarkaan ayaa dowladda Shiinaha waxa ay ugu talagashay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed ee xaaladaha adag wajahaya, looguna diyaar garoobo abaarta la saadaalinayo ee La Niña,

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here