Dowladda Soomaaliya oo Dalka ku soo Celisay Dhallinyaro ku Xayirnayd Waddanka Iiraan.

0
335

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay Dalka dib ugu soo celiso 11 Dhallinyaro ah oo muddo ku xayirnaa Waddanka Iiraan.

Dhallinyaradan oo isugu jirta Rag iyo Dumar ayaa waxay qaarkood ku jireen Xabsiyo ku yaalla Iiraan, halka kuwo kalena ay deggenaayeen goobo ay Dowladda Soomaaliya ku ogeyd, sida uu sheegay Ambassador, Maxamed Xuseen Abuukar (Awliyo).

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here