Dowladda Soomaaliya Oo Beelo ku dagaalamayo Mudug ugu baaqdey Nabad iyo wada hadal.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa maalmihii la soo dhaafey dagaalo xoogan ku dhaxmarey beelo wada degan deegano ka tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud kuwaas oo geystey qasaaro isugu jirta dhimisho iyo dhaawac iyo barakac baahsan Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa Gudi u xilsaarey xiisada dagaal sidii xabbad joojin iyo nabadeyn loo dhagax dhigi lahaa.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here