Dowladda Shiinaha oo deeq lacageed guddoonsiisay hay’adda SoDMA.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Safiirka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya H.E Fei Shengchao ayaa maanta ku wareejiyay Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Moallin Cabdulle lacag dhan 139,318.45 doolar oo bilaw u ah deeqo kala duwan oo dowladda Shiinaha ku garab istaagayso shacabka Soomaliyeed ee fataahaduhu saameyeen.

 

Safiirka oo hadal kooban ka jeediyay munaasabadda ayaa sheegay in Dowladda China ay mar walba garab taagantahy shacabka Soomaaliyeed ee xaladdaan adag ku jira isagoo sheegay in gargaar iyo taakula kalana ay dhawaan bilaabi doonaan, sidoo kalana ay ka qayb qadan doonto dhismaha kaabayasha ku bur buray roobabka iyo dhismaha biya xireenna.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here