Dowladda Puntland oo digniin u dirtey dadka ku howllan xaalufinta Deegaanka.

0
188

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Olalaha la dagaalanka xaalufinta dhirta ayaa si isdaba joog ah waxay uga socota guud ahan gobolada Dalkeena Soomaaliya, waxana olalahasi wada Waxgaradka, bulshada iyo maamulka Degmooyinka.

Gudiga ilaalinta deegaanka iyo ka hortaga Xalufinta Dhirta iyo Masuliyiin ka tirsan Puntland ayaa garay Deegaanka Ceelaaye iyo Deegaano kale oo lagu sheegay inay ka jirtu Xaalufinta dhirta ayagoo ay dhuxusha ka ganacsiga aad ugu sareyo deegaanadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here