Dowladda Maraykanka Oo Dawladda Soomaaliya ku wareejisay qalab Caafimaad oo loogu tala galay COVID-19.

0
267

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhawaan ayay ahayd Markii Dowlada Soomaaliya Sheegtay Inay Dalab Caawinaad Dowladu Weydiisatay Dowladaha Marenkanka Iyo Talyaaniga iyo Ingiriiska Si Loogu Hortago Cudurka Caabuqa Corona Virus oo Hada Kiisas 164 Xaaladood Laga Helay Somalia iyo 7 dhimisho waxaa Baaqyadii Iyo Codsiyadii Dowlada Soomaaliya Dirsatay ka soo Jabaabay Dowlada Marenka Oo Qalab Kala duwan Iyo Daawo Soo gaarsiisay Dowlada Soomaaliya Si Loo Xakameeyo Covid 19.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Wacade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here