Dowladda KG Oo bilowdey Xal u helida Dagaal Beeleed ka dhacay Deegaanka Lambar Konton

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose oo ay Wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda KG iyo Dowladda Federaalka ayaa Kormeer ku tagay Beero ay ku Dagaalameen Beeraleyda Deegaanka Lambar Konton ee Degmada Awdheegle Oo qaarkood dab la qabadsiiyay, Waxayna Goobta kula Kulmeen Odayaal ka Socday Labada dhinac, iyagoona ka dhageystay Sida ay wax u dheceen iyo Meelaha laisku heysto.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nur War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here