Dowladda KG Iyo Hay’adda FAO Oo Ka Wada hadlay Horumarinta Beeraha.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku-Simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo ay Wehliyaan Wasiiro iyo Agaasimiyaal ayaa Qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Madaxda Hay’adda FAO ee Soomaaliya Etienne oo Safar shaqo ku soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Kulan qaatay Saacado oo ay wada yeesheen Kusimaha Madaxweynaha iyo Madaxa Hay’adda FAO ee Soomaaliya ayaa la isaga Xog-Waraystay Mashaariicda Socda iyo sidii loo Dardargelin lahaa, Waxana warbxiino laga dhageystay Wasaarada Beeraha Kg.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here