Dowladda Iiran oo wada qorshe lagu mamnuucayo dhaqashada bisadaha iyo eeyda

0
193

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Booliiska Caasimada Iran ee Tehraan, ayaa dhawaan ku dhawaaqay in eeyda dhex socota magaalada aan la oggolayn ayna “dambi” tahay qofkii lagu arko isagoo magaalada la dhex maraya.

Xayiraaddan ayaa lagu dhawaaqay iyadoo la sheegay in ay faa’ido u leedahay dadweynaha.

Baarlamaanka Iiraan ayaa dhawaan lagu wadaa in ay ansixiyaan sharci mamnuucaya dhaqashada xayawaannada qaar sida eeyda iyo bisadaha.

Meel marinta sharcigan ka dib ayaa waxaa dambi noqon doona in guryaha lagu dhaqdo xayawaannada qaar sida bisadaha iyo eeyda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here