Dowladda Hoose Laascaanood Oo Mamnuucdey Buurta laga qodo Jaayga

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si loogu hortago dhibaatada Deegaanka iyo Saameyntiisa ayay Dowladda Hoose Laascaanood ku Mabnuucday Ciida Jayga ah ee Laga Soo qaadi Jirey Durdurka Laascaanood Goob Cusubna u astaysan in laga soo qaado Jaygaas taasoo badbaado u ah Ceelasha biyaha halkaas ku yaala oo laga yaabo in dhibaato soo gaarto.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here