Dowladda Hoose Kismaayo Oo Wadooyinka ku xirtay Calaamadaha haga Gawaarida.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ka dib Markii ay Bateen Wadooyinka iyo Gawaarida Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada ay bilaabeen dardar gelinta Howlaha Hor tabinta u leh kala Badbaadinta Gaadiidka iyo Shacabka.

Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne iyo Taliyaha laanta Nabed galyada Wadooyinka Cabdishakuur Sheikh Maxamed ayaa hirgeliyay Astaanta joogsiga Gawaarida taas kala xadideysa Gaadiidka si aysan shil u galin.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here