Dowladda Hoose Hargeysa Oo Bilowday Olole Kor loogu qaadayo Nadaafadda.

0
19

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahan Nadaafada ah ee laga sameeyey Magaalada Hargaysa ayaa la qabtaa Tododbaadkasta Maamlinta ugu dambeysa waxaana ka soo qeyb gala Shaqaalaha Dowlada Maamulka iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha Ganacsatada iyo qeybaha kale Ee Bulshada si kor loogu qaado Bilicda iyo Nadaafada Magaalada Hargeysa

Todobaadkan ayaa Noqonaya Ololihii 40aad ka qabsooma Hargaysa, laguna nadiifiyo Caasimadda taas oo wax badan ka bedeshey Nadaafadda iyo bilicda Magaalada oo markii hore Bulshada dhibaata ku qabeen Nadaafad darada ka jirtey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here