Dowladda Hoose Garoowe Oo boosteejooyin cusub u astaysay Bajaajleyda

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo yareeyo Ciriiriga wadooyinka Magaalada Garoowe ayaa Dowlada Hoose iyo Waaxda Gaadiidka Degmada ayaa waxay soo saareen Nidaamkii lagu yareyn lahaa Ciriirga iyo shilalka dhasha iyadoona wadooyinka laga sameeyey boosteejooyin si gaar ah loogu asteeyey Bajaajleyda dadka uga soo hagaagaan

Gudiga Gaadiidka iyo Dowalada Hoose Ee Degmada Garoowe oo shir jaraaid ku qabtey Gudaha Magaalada Baydhabo ku faahfaahiyeen Nidaamyada ay ugu tala galeen in lagu yareeyo Ciriiriga Magaalada iyo shilalka ay geystaan Bajaajyda islamarkaana loo baahan yahay in la raaco.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here