Dowladda Hoose Garoowe Oo Bilowday Hubinta Caafimaadka dadweynaha.

0
89

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Xarunta dhexe ee Dowladda hoose Degmada Garoowe waxaa si habsami leh uga socota baaritaanada Caafimaad ee shaqalaaha ka shaqeeya xarumaha kala duwan ee Ganacsiyada Garoowe.

Xoghayaha Dowladda Hoose Mudane Maxamuud Cali Gurey ayaa maanta daahfuray qeybinta kaararka caafimaadka shaqaalaha la hubiyay caafimaadkooda ee ka shaqeeya xarumaha ganacsiga.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here