Dowladda Hoose Garoowe Oo digniin ka soo saartay iibinta Cunooyinka dhacay.

0
14

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Awaamiirtan ay soo saartey Dowladda Hoose ee  Garoowe ayaa  lagu Mamnuucay Cunooyinka iyo Sharaabka dhacay ee lagu iibiyo suuqyada Magaalada Garoowe, gaar ahaan kuwa sajaleysan oo Saameyn Caafimaad ku yeelatey Bulshada, kadib markii ay dhaqaatiirta Caafimaadka ay xuseen in Cunooyinka iyo Sharaabka dhacay ay sabab u yihiin Xanuunada qaar ee ka jira Deegaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here