Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo Oo ka hadashey Nadaafad darada ka jirta Magaalada.

0
249

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dowladda hoose ee Degmada Baydhabo ayaa waxay dadaalo ugu jirtaa sidii qeyb weyn ay ugu qaadan leheyd nadaafada iyo dib usoo celinta bilicda degmada baydhabo gaar ahaan suuqa weyn.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here