Dowladda Hoose Degmada Garowe Oo dib u dayactir ku sameysay Wado dhibaato ku qabeen dadka iyo gaadiidka.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda Hoose degmada Garowe, iyadoo ka duulaysa ka jawaabidda cabashadaGaadiidlayada iyo bulushada , waxay dayactir ku sameysay waddada hormarta Hotel Bixin ee aaga Masaajidka Xikama taasoo ay dhibaato ku qabeen dadka iyo gaadiidka.

Xoghayaha dowladda Hoose ee Garowe, Maxamuud Cali Guray oo howshaan hormuud u ahaa ayaa dadweynaha u sheegay in degmadu shaqo badan ka qaban doonto dayactirka waddooyinka xaafadda Hodan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here