Dowladda Hoose Degmada Burtinle Oo Awaamiir ka soo saartay ilaalinta Faya-dhowrka.

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo ilaaliyo nadaafadda iyo feydhoorka degaanka ayaa dowladda hoose ee degmada Burtinle ayaa waxay amaro ka soo saartay sidii loo ilaalin lahaa nadaafadda taasi oo maalmahaan ka shaqeynaysay goobo loogu tala galay in lagaayo qashinka lagu aruuriyo gudaha magaalada.

Sidoo kale waxaa amaro laga soo saaray gaadiidka qashinka ka qaada magaalada iyadoona loo fiirinaayo qodobo ku aadan gaadiidka loo baahan yahay in ka shaqeeyo qaadista qashinka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here