Dowladda Hoose Baydhabo Oo Ganacsatada ka Wacyigelisey ilaalinta Nadaafada Magaalada

0
31

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waaxda Caafimaadka iyo Faydhowrka Degmada Baydhabo ayaa bilowdey Olole Bulshada loogu wacyigelinayo in ay qeyb weyn ka qaataan Nadaafada iyo Bilicda Magaalada gaar ahaan Goobaha biyo mareenada dhawaan laga dhisey Baydhabo si aysan u xirmin ,dhibaata Caafimaadna uga dhalan

Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Baydhabo ayaa soo dhaweeyey in ay qaataan Awaamiirta waaxda Nadaafada Degmada iyagoo sheegey in ilaalinta Nadaafada ay tahay wax muqadas ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here