Dowladda Hoose Baydhabo Oo awaamiir ka soo saartey Gowraca Xoolaha

0
119

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Maalmo kooban naga xiga Munaasabada Ciidul Adxa oo kumanaan Xoolo kala duwan la gowraco maadama ay kamid tahay waxyaabaha Muslimiinta intooda awooda lagu waajib yeeley si ay ugu faaideystaan Bulshada danyarta ah ee ku nool dhamaan Gobolada dalka.

Balse waxaaa jirta dhibaatooyin badan oo ka dhasha Gowraca Xoolahaas tirada badan oo kamid tahay Nadaafad daro dhibaata ku ah dadka iyo deegaanka maadama Xoolaha la gowracay maqaarka madaxa iyo inta kale aysan dadka Cunin la soo dhigo wadooyinka iyo boholada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here