Dowladda Galmudug Oo Qabaneysa Bandhiga Tamarta iyo Biyaha

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug ayaa faahfaahin ka bixisay bandhigga Tamarta iyo Biyaha oo dhowaan ay wasaaraddu qabaneyso.

Madashaan ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa wax ka qabashada caqabada biyo la,aanta iyo tamarta ka jiretey Galmugud iyadoona lagu soo bandhigaayo tiknoolajiyada cusub sidoo kalena lagu soo bandhigaayo hababka cusub ee waaritaanka biyaha iyo tamarta

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here