Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waaxda caafimaadka Canada ayaa ku dhawaaqday in carruurta da’dooda ay u dhexeyso 5 -11 sano jir ay qaadan karaan tallaalka COVID-19 ee Pfizer, waxaana waalidiinta qaar ay siyaabo kala duwan u arka arrinkan.
Caruur badan oo kunool Canada gaar ahaane kuwa kujira waxbarashada auuu haleelay cudurka Karoona iyada oo qar badani udhinteen
Tan iyo markii uu bilowday cudurka dunida saameynta xoogan ku hayo ee Karoona Fayris Dowllada Canada ayaa da,daalo badan ku bixisay sidii loo yareynlahaa qatarta cudurka iyada oo dhowrjeer cayiraado lagu soo rogay magaalooyinka waaweyn ee Dalkaasi.