Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowladda Soomaaliya ayaa duleedka Muqdisho ka dhiseysa Garoon weyn oo diyaaradeed, Garoonkaan ayaa noqon doona mid caalami ah kaasi oo Magalada Muqdishana u jiri doona 35 KM sida Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Sheegey
Garoonka Aadan Cade oo ah kan hada ugu weyn ee la isticmaalo ayaa noqdey mid xamili waayey Diyaaradaha Caalamiga ah garoonka ku soo dega sidoo kale waana mid aan Habeenkii Diyaaradaha waaweyn ku soo degi karin
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ