Dowlada Soomaaliya Oo Lagu wareejiyey Gargaar loogu Talagalay dadkii ku Barakacay Laascaanood.

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Safaaradda Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa Deeq isugu jirta Daawooyin iyo Agabyo kale oo muhiim ah, oo loogu tala-galay dadka danta yar gaar ahaan shacabka Laascaanood ku wareejisay wasaaradda arimaha dibadda DFS.

Maunaasabadda lagu wareejinaayay gar gaanka ayaa waxaa ku sugnaa xildhibaano. Wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan DFS.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here