Dowlada Somaliya Oo Mudo Dheer Kadib Dib U Furtay Xafiiska Hubinta Tayada Qalabka Dhismaha Ee wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska XFS.

0
306

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xarigga ka jaray xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qalabeyn casri ah lagu sameeyay, si uu qeyb uga qaato tayeynta dhismaha guryaha iyo wadooyinka dalka.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here