Dowlada KG Oo wadda Dadaalo dib u dejin loogu sameynayo Barakacayaal ku nool Baydhabo.

0
81

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Labadii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa Maamulka Degmada Baydhabo ka shaqeeyay Deegaameeynta Sadex Boqol oo qoys ah, kuwaas oo ka soo Barakacay Degaanada Koonfur Galbeed ka dib Abaarihii ka dhacay Guud ahaan Dalka Soomaaliya.

Maamulka Degmada Baydhabo ayaa si ay u helaan Waxyaabaha Aas-aasiga u ah Dadkan soo Barakacay waxaa uu la kaashtay Hay’adaha Arimaha gargaarka ee ka shaqeeya Dalka Gaar ahaan Koonfur Galbeded.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here