Dowlada KG Oo wada dadaalo Loogu hortagayo Fiifida Cudurada ka dhasha Goobaha biya fariisanka.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tan iyo markii uu bilowdey Roobka Deyrta waxaa ka dhashay daadad saameyn ku yeeshey dadka iyo duunyada sidoo kale waxaa weli meela badan oo kamid ah Magaalada Baydhabo waxaa fadhiya biyo kuwaas oo laga cabsi qabo in ay ka dhashaan Cuduro ay kamid yihiin Malaaria Shuban biyoodka iyo Jadeecada,si loo ogaado xaalada meelaha biyaha fahiyaan iyo Saameynta goobaha daadku maray ayaa waxa kormeer ku tagay Gudiga Gurmadka Fatahaada KG.

Wasiirka Wasaarada Gargaarka Maareynta Masiibooyinka KG ahna Gudoomiyaha Gudiga Fatahaada Abdinasir Abdi Caruush ayaa sheegey in ka gudi ahaan ay wadaan dadaalo loogu hortagayo in Cudurada ka dilaacaan meelaha ay biyaha fadhiyaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here