Dowlada KG Oo wada dadaalo dadka Baadiyaha lagu gaarsinayo Adeegyada Bulshada.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Baadiyaha ayaan gaarin adeegyada Dowlada Sida Waxbarashada Caafimaadka Korontada Biyaha Nadiifka iyo kaabayaasha dhaqaalaha taasi ayaa waxay sababtey in qoysas badan ay Magaalooyinka ay u soo Nolol doontaan si ay Caruutooda u helaan Waxbarasho iyo shaqooyin Mustaqbalkooda ku maareeyaan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War, ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here