Baydhabo(Radio Arlaadi)- Si looga baxo baahida Wadooyinka Muhiimka Baydhabo aan La isticmaalin Xiliga Roobaadka ayaa Waxaa ay Mamulka Gobolka iyo kan Degmada Baydhabo ayaa bilaabay dib u dhiska Wadooyinka Muhiimka u ah Suuqa Baydhabo.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar