Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo Oo Sheegtay in ay wadaan dadaalo dib loogu dhisayo Wadooyinka burbursan iyo Buundooyinka Baydhabo

0
345

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magalada Baydhabo ayaa waxay Leedahay ilaa Afar Buunda waaweyn oo dhax mara Meelo muhiim ah Magaalada Gudaheeda ah kuwaas oo aan sodonkii sano la soo dhaafay aysan helin Wax Dayactir ah ,Waxaa kale Magaalada Dhaxmara wadooyin dhaadheer oo burbur xoogan ka muuqda wallow ay jiraan wadooyinka qaar ay heleen dayactir aan xoogneyn jididka Halbowlaha ah ee Burbursan waxaa kamid ah Wadada Onodka Wadada Aada ADC Suuqa xoolaha ama Cunay Laamiga dheer ee dhaxmara bartamaha magaalada oo laba sana ka hor dayactir lagu sameyay oo isna uu muqda mid meelaha qaar burburay.

Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here