Dowlada Hoose ee Degmada Baraawe Oo Soo Bandhigtay Qorshaha Bixinta Sharciga Sugnaanta Dhulka .

0
177

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan uu soo qaban qaabiyay Maamulka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa u jeedkiisu ahaa sidii Bulshada Degmada ku dhaqan loola wadaagi lahaa Qorshaha Bixinta Sharciga Sugnaanta Dhulka oo ay soo Bandhigtey Dowlada Hoose Ee Baraawe.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here