Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxyaabaha Maamulka Gobalka Baay iyo Kan Degmada Baydhabo ay gubeen ayaa Waxaa kamid ah, Caabitaano Raashin Iyo Dawo Waqtigooda dhacay Sida ay sheegeen Mas,uuliyiinta Maamulka Gobalka Baay Iyo Kan Degmad Baydhabo, Kuwaasi oo laga soo aruuriyay Dukaamada Suuqa Magaalada Ku yaala.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade