Dowlada Hoose Degmada Baydhabo Oo Bogaadisey Isku tashiga Bulshada ku dhisnaayaan Wadooyinka

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiye kuxigeenka Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo oo ay wehelinayeen Gudoomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo, Gudoomiyaasha Xaafadaha Towfiiq iyo Daaru-Salaam Ee Magaalada Baydhabo ayaa kor meerey dhismo wado Cusub oo laga wado Xaafadaha Towfiiq iyo Daaru-Salaam.

Wadooyinkan oo ku kala yaala xaafadaha Towfiiq iyo Daaru-Salaam ayaa ah kuwa is iskooda ah ay dayactir uga sameyneyaan Bulshada Degan Xaafadahaasi.

Warkung Waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here