Dowlada Hoose Baydhabo Oo Wadooyin Cusub ka bixineysa Duleedka Magaalada.

0
49

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey waday sidii loo balaarin lahaa wadooyinka gudaha iyo banaanka Magaalada oo hada dadka degayaan si loogu baaqsado Ciriiriga ka dhasha in dadku meel kasta iska dhistaan

Agaasimaha Waaxda Dhulka Degmada Baydhabo Hassan Mo’alim Ayaa Manta Kormeerey qeybo ka mid ah Wadooyin cusub ay ka bixineyso Wadada 40ka oo isku xirta Wadadii dhawaan loo sameeyey Baabuurta waaweyn ee Magaalada ka baxa iyo kuwa soo gala taas oo ku soo xirta bartamaha Magaalada

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here