Dowlada Hoose Baydhabo Oo Meel fagaara ah ku gubtey Raashiin iyo Daawooyin dhacay.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waaxda Caafimadka iyo Fayadhowrka Degmada Baydhabo ayaa meel Fagaaro ah waxay ku soo Bandhigtay Raashin iyo daawoyin dhacay islamarkaana lagu gubey duleedka Maanyafuulka Kuwaas oo laga soo Aruuriyey guud ahaan suuqyada Magaalada Baydhabo.

Goobta lagu Gubaayey Raashinka iyo Daawooyinka dhacay ayaa waxaa goob joog ka ahaayeen, Gudoomiye ku xigeeenka Arimaha Bulshada, Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada iyo Agaasimaha Caafimadka iyo Fayadhowrka Degmada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here